Qiso naxdin leh : Haweeney meydkeeda la aasi waayey iyo mucjiso lagu arkay wejigeeda
Waxaa loo Aasi Waayay Way Cusleed, Naxashkii Bay Ka soo Saari Waayeen, Markaas ayuu Sheekhii Ku Tukanaayay u Diray Sheekh kale oo ka Cilmi Badan oo uu yiri:- Haweentan Waa Laqaadi La’yahay. Markaasuu yiri:- Ku Aqri Aayado Qur’aan ah,
Markuu ku Aqriyay Bey Dhaqaajiyeen oo ay Qabrigii Xaawileen iney Geliyaan, WiilKeeda baa Qabriga Gudihiisa ku jiray oo yiri Hooyadeey Lugaheeda ii Dhiiba Si aan u Dhigo hoos oo Cowradeeda Loo Arkin, Markaasaa Dhulka la dhigay oo ay Diiday Madaxeeda in Qiblada Loo Jeediyo, Wiilkeeda baa yiri Sheekhoow Ma Fiirin Karaa Hooyadeey? Sheekhii ayaa yiri Haa, Laakin aan Ka baxo Aniga Marka Hore.
Haddaba, markuu Sheekhii ka baxay ee uu Wiilkii Hooyadiis Fiiriyey buu Qaracmay oo uu Cararay Sheekhii Baa soo Qabtay oo yiri ii Sheeg Maxaad Aragtay oo Aad La Qaracantay, Wuu Diiday Wiilkeedii inuu Sheego.
Dhoor Bilood Kadib bey is Arkeen Sheekhii iyo Wiilkii Hooyadiisa Dhimatay, Wuxuu yiri: Sheekhoow Ma i Garaneesaa Waa Aniga Wiilkii Hooyadiis Dhimatay ee la Aasi waayey. Sheekhi baa yiri Haa, kolkaasuu Wiilkii yiri:- Hadda ayaan Kuu Sheegi Karaa Wixii Hooyadeey loo Aasi Waayay Maalintii la Aasay ilaa hadda Waan Hilmaami weysanahay,
Wajiga Hooyadeey oo Markii la dhaqayay Baan fiiriyey Waxay aheyd Qof Wajigeedii Caadi ah Sidaan u Arki Jiray awalbo, Laakin Hooyadeey Markaan Qabriga Dhignay oo Aan arkay Waxay Aheed Qof Fool Xun oo Aad u Madoow oo aad moodo inuu Wejigeeda Gubtay. Saas Baan u Naxay.
Waxuu yiri Sheekhoow Hadda Waan u soo Xajiyay oo Waan u Sadaqo Bixiyaa Bil kasto oo Waxaan Dhisay Masjid Hooyadeey Darteed Inuu Illaaheey u Danbi Dhaafo, Sheekheeniyoow Hooyadeey Waxay Aheyd Qof Aan Tukanin Salaadda Waligeey Ma Arag Iyadoo Tukaneysa.
(ILAAHOOW TOWBADA & TOWXIIDKA NA WAAFAJI, YAA RABBI).
Sunday, May 4, 2014
Home
/
ALLAH KA CABSI
/
CULIMADA
/
HA ILAAWIN GEERIDA
/
Qiso Cajiib ah.
/
Qiso naxdin leh : Haweeney meydkeeda la aasi waayey iyo mucjiso lagu arkay wejigeeda.
Qiso naxdin leh : Haweeney meydkeeda la aasi waayey iyo mucjiso lagu arkay wejigeeda.
About Ibrahim Hashi ahmed
WAA IBRAHIM HASHI AHMED OO KAGA MAHADCELINAYO BOOQASHADADA, WAXAA RAJEYNAYAA IN AAD QORAALKA WAXBADAN KA FAAIDAY, ASXAABTA LA WADAAG INSHA ALLAH.
Newer Article
XUSUUSNOOW NIMCOOYINKA RABBI.
Older Article
Qiso naxdin leh : Haweeney meydkeeda la aasi waayey iyo mucjiso lagu arkay wejigeeda.
QISO YAR OO CAJIIB AH. MARWADII CAQLIGA BADNEED.Dec 24, 2015
Labels:
ALLAH KA CABSI,
CULIMADA,
HA ILAAWIN GEERIDA,
Qiso Cajiib ah.
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
QISOOYINKAN KALENA AQRISO:
- 29.11.2015 - 0 CommentsGabdhihii xafada soo degay mudo badan waxeey ku maqnayeen baritankii Faiza iyo qabiilka eey ka dhalatay.…
- 19.11.2015 - 0 CommentsQiso Aad Umacaan Waxay tiri, waxaan ahaa gabadh dhalinyaro ah waxaan Ku soo barbaarey guri diin leh waxaan…
- 11.10.2013 - 0 CommentsSIRTA SHEYDAANKA:Qoraal faa'iido badan:sheydaanku waxuu kugu qalqaaliyaa inaad gashid ama sameesid danbi,…
- 22.07.2013 - 0 CommentsSahal Bin Bishrin Wuxuu Yiri Waxaa ii Shekeeyey Nin La Yiraahdo Suleel ibnu Ayuub ibnu suleel Wagii Uu Yaraa…
- 29.11.2015 - 0 CommentsBoqorku waxa uu dhalay gabar Allah isugu daray qurux, akhlaaq wanaag iyo waliba diin, waxa loogu wan qalay…
No comments:
Post a Comment