SHEEKO XIKMAD BADAN:
WIIL IYO AABAHIIS
Maalin maalmaha ka mid ah ayaa aabo lagac leh wiilkiisa yaraa u wadey safar, si uu u soo barto wiilkisa nolosha faqiirtinimada ah.
Waxey waqti la qaateen oo marti u ahaayeen qoys iska beeraleey ah oo faqiiriin ah.
Mudo bil ah kadib ayaa ayaa odeygii wiilkiisa weydiiyey : “aabe sidee u aragtaa noloshaan maxaasa ka baratey??”
Wiilkii yaraa baa yiri:
“1-gurigeena waxaa ku taalo meel lagu dabaasho, laakiin iyaga waxee heestaan wabi weyn oo ay ku dabaashaan.
2-anaga waxaa ifsanaaa nal(laambat), laakiin iyaga waxey heestaan xidigo habeenkii oo ay ifsadaan
3- anaga cuntada waan gadanaa, laakiin iyaga way beertaan oo way soo saartaan
4-gurigeena darbiyo badan ayuu leeyahey oo naga ilaaliya dhibka, laakiin iyaga saaxiibo badan ayeey leeyahiin oo dhibka ka ilaaliya
5- waqtigeena waxaan ku dhuminaa daawashada TV, laakiin iyaga waxey waqtigooda la qaataan qoyskooda”
Kadib waxuu intaas ku darey wiilkii yaraa: “Aabo waad ku mahadsantahey sidaa ii tustey inaan anaga nahey faqiiriin.”
CASHARKA LAGA QADANAAYO SHEEKADA:
Taajirnimada ma ahan lacagta kaliya, ee waxaa taajir ah qofka noloshiisa dhacsan kara kuna nool nolol raxmad EEBBE leh.
Monday, October 14, 2013
Home
/
Qiso Cajiib ah.
/
QISO XIKMAD BADAN
/
waano
/
XIKMAD
/
SHEEKO XIKMAD BADAN: WIIL IYO AABAHIIS
SHEEKO XIKMAD BADAN: WIIL IYO AABAHIIS
About Ibrahim Hashi ahmed
WAA IBRAHIM HASHI AHMED OO KAGA MAHADCELINAYO BOOQASHADADA, WAXAA RAJEYNAYAA IN AAD QORAALKA WAXBADAN KA FAAIDAY, ASXAABTA LA WADAAG INSHA ALLAH.
XIKMAD
Labels:
Qiso Cajiib ah.,
QISO XIKMAD BADAN,
waano,
XIKMAD
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
QISOOYINKAN KALENA AQRISO:
- 29.04.2014 - 0 CommentsQisadan waxa ka sheekaynaya Wiilka Ay ku dhacday. Wuxuuna yiri: Waxaan Ahaa Mid Aanan tukan salaadda,…
- 09.04.2014 - 0 CommentsQISO CAJIIB AH OO MUDAN IN LAGU CIBRO QAATO ( Walaalkeygow iyo Walaasheydiyee Aqriso ).Sheekha Riyooyinka…
- 04.05.2014 - 0 CommentsQiso Cajiib ahwiilkan dhalinyarada ah wuxu dhahay waxan ahayn arday tiro fara badan ah oo dhigata jaamacad ku…
- 15.08.2013 - 0 CommentsNin Masiixi ah ayaa waxa uu gurigiisa ku casuumay nin muslim ah, oo ay aqoon guud ay ka dhaxeysay.Masiixigii…
- 26.11.2015 - 0 CommentsQISO CAJIIB AH. Qisadan waa Mid ka mid ah Qisooyinka ugu Cajiibka badan, uguna soo Jiidashada badan oo…
No comments:
Post a Comment