Saturday, December 19, 2015

XIKMAD AAD U QIIMO BADAN.Haddii aad dooneysid in aad gaarto Yoolkaada ama Halka aad Higsaneyso waa inaad ka Fureysataa..

Beri baa waxaa la yiri waxaa Tartamay Bakeylayaal Fara badan iyagoo loo Dhigay Tartan ay ku Galayeen kii ugu hor kori lahaa Buur Dheer Fiinteeda.

Haddaba,Tartankooda waxaa Daawanayey Dad fara badan oo ku Buuqayey Qeylo dheer. Buuqii iyo Qeyladiibaa waxey Niyad jabiyeen oo Tartankii ka haray Qaar Fara badan oo Bakeylayaashii ka mid ah. laakiin mid ka mid ah ayaa gaaray Halkii loo Tartamaayey oo Buurta Fiinteeda aheyd.

Dadkii oo dhan ayaa isweydiiyey sababta uu Bakeylahaan ku gaaray yoolkiisa. waxaana la Ogaaday inuu ahaa Bakeyle Dhagoole ah oo aan Buuqaas iyo Qeyladii dadka aanba War u heyn.

Haddaba Xikmada Sheekadan laga qaadan karo waxey tahay 

Haddaba Xikmada Sheekadan laga qaadan karo waxey tahay Haddii aad dooneysid in aad gaarto Yoolkaada ama Halka aad Higsaneyso waa inaad ka Fureysataa Dhegaha dhammaan Dadka isku dayeya iney ku Niyad jebiyaan ama mar walba jecel iney ku Dhaliilaan.

(Ogoow Qof ma jiro Horumar gaaray ilaa Dadka Noocaas ah ayuu Dhegaha ka Fureystay).

Wabillaahi Towfiiq.
(EEBOOW XAQA NA WAAFAJI).
W.Q:- Macoow Ustaad. dhammaan Dadka isku dayeya iney ku Niyad jebiyaan ama mar walba jecel iney ku Dhaliilaan.

(Ogoow Qof ma jiro Horumar gaaray ilaa Dadka Noocaas ah ayuu Dhegaha ka Fureystay).

Wabillaahi Towfiiq.
(EEBOOW XAQA NA WAAFAJI).
W.Q:- Macoow Ustaad.

1 comment:

  1. masha allah waa xigmaad aad uu wanaagsan jazzaka Allah wll

    ReplyDelete

QISOOYINKAN KALENA AQRISO: