QISO YAR OO WAX KU QAADASHO MUDAN. Nin ka mid ah Saalixiinta (Dadkii Wanaagsana) Ayaa Maalin Wiilkiisa, ku yiri Aabo maku tusaa Awood Haddad Hesho Aan lagaa Guulaysan Karin? Wiilki wuxuu yiri:- Aabo ma Awood Hadaan Helo Aan leyga Gulaysan Karin, Cadowgaygana Kaga Adkanayo, Mar kastana Libinta aan anigu Helaayo, Aabihi Wuxuu yiri:-
Haa Wiilkaygiyoow Awooda Wax kasto Xumaan ah Waad kaga Adkanaysa Cadowgaada oo Naf Iyo Shaydaan Koow ka yihiina Waad kaga Guuleysaneysaa, Wiilki Wuxu yiri:- Haa Aabo ii sheeg aan ka Guulaysto Cadowgayga Shaydanka iyo Nafteydaba. Aabihii Wuxu Yiri:- Aabo Waxaad Markasta oo Aad Cadowgaaga la Kulantid Ama Aad ka Cabsato Waxaad Dhahdaa (Allaah Baan Talo Saartay, Inta la Talo Saartana Asiga ayaa u Wanaagsan), Waxaa Hubaal Ah Inaad Cadowgaaga ka Gulaysanaysid, Wiilki oo Faraxsan ayaa Meeshi Kaga Tagay Aabihii Asigoo u Mahad Celinaaya, Wanaaga uu Barayna Kaga Shukrinayo, Aabayaashi Wanaagsanaa Waxay Ahaayeen Kuwa Caruurtooda Cabsida Allaah Baro, ee Ma Aheyn Kuwa Cabsida Shaydaanka Baro Caruurtooda. (ALLOOW ADDUUN & AAKHIRADEENABA WANAAJI. YAA RABBI).
Thursday, September 26, 2013
Home
/
ALLAH KA CABSI
/
Qiso Cajiib ah.
/
QISO IIMAANKA KUU SIYAADINEYSO
/
Qiso xanuun badan
/
SADAQADA
/
SALAADA
/
SH MOHAMED IDIRIS ILA TALI
/
waano
/
XIKMAD
/
QISO YAR: Aabo maku tusaa Awood Haddad Hesho Aan lagaa Guulaysan Karin?
QISO YAR: Aabo maku tusaa Awood Haddad Hesho Aan lagaa Guulaysan Karin?
About Ibrahim Hashi ahmed
WAA IBRAHIM HASHI AHMED OO KAGA MAHADCELINAYO BOOQASHADADA, WAXAA RAJEYNAYAA IN AAD QORAALKA WAXBADAN KA FAAIDAY, ASXAABTA LA WADAAG INSHA ALLAH.
XIKMAD
Labels:
ALLAH KA CABSI,
Qiso Cajiib ah.,
QISO IIMAANKA KUU SIYAADINEYSO,
Qiso xanuun badan,
SADAQADA,
SALAADA,
SH MOHAMED IDIRIS ILA TALI,
waano,
XIKMAD
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
QISOOYINKAN KALENA AQRISO:
- 28.11.2015 - 0 CommentsXanuunka Jaceylka Qurbaha Qebta Koowaad.Faiza waa gabar somaliyeed. Waxeey ku dhalatay somalia, Intaa kadib…
- 14.10.2013 - 1 CommentsSHEEKO XIKMAD BADAN:WIIL IYO AABAHIISMaalin maalmaha ka mid ah ayaa aabo lagac leh wiilkiisa yaraa u wadey…
- 20.07.2013 - 0 CommentsMaalin maalmaha kamid ah ayaa nin wuxuu arkay haweney waayeel ah oo dhinac taagan gaari Marsheedis ah…
- 17.12.2015 - 0 CommentsHADALO XIKMADEYSAN.Oday ayaa Caruur uu dhalay, kula Taliyey Hadaladaan Xikmadeysan oo weliba Qiimaha weyn…
- 04.01.2015 - 0 CommentsAsc. Sheekh salaanta kadib waxaan ahay wiil soomaaliyeed oo ku nool qurbaha, Waxaan raba inaan guursado si…
masha allah waa qiso yar oo faa ido badan xambarsan jazzaka Allah
ReplyDelete