Thursday, September 26, 2013

QISO YAR: Aabo maku tusaa Awood Haddad Hesho Aan lagaa Guulaysan Karin?

QISO YAR OO WAX KU QAADASHO MUDAN. Nin ka mid ah Saalixiinta (Dadkii Wanaagsana) Ayaa Maalin Wiilkiisa, ku yiri Aabo maku tusaa Awood Haddad Hesho Aan lagaa Guulaysan Karin? Wiilki wuxuu yiri:- Aabo ma Awood Hadaan Helo Aan leyga Gulaysan Karin, Cadowgaygana Kaga Adkanayo, Mar kastana Libinta aan anigu Helaayo, Aabihi Wuxuu yiri:-

Haa Wiilkaygiyoow Awooda Wax kasto Xumaan ah Waad kaga Adkanaysa Cadowgaada oo Naf Iyo Shaydaan Koow ka yihiina Waad kaga Guuleysaneysaa, Wiilki Wuxu yiri:- Haa Aabo ii sheeg aan ka Guulaysto Cadowgayga Shaydanka iyo Nafteydaba. Aabihii Wuxu Yiri:- Aabo Waxaad Markasta oo Aad Cadowgaaga la Kulantid Ama Aad ka Cabsato Waxaad Dhahdaa (Allaah Baan Talo Saartay, Inta la Talo Saartana Asiga ayaa u Wanaagsan), Waxaa Hubaal Ah Inaad Cadowgaaga ka Gulaysanaysid, Wiilki oo Faraxsan ayaa Meeshi Kaga Tagay Aabihii Asigoo u Mahad Celinaaya, Wanaaga uu Barayna Kaga Shukrinayo, Aabayaashi Wanaagsanaa Waxay Ahaayeen Kuwa Caruurtooda Cabsida Allaah Baro, ee Ma Aheyn Kuwa Cabsida Shaydaanka Baro Caruurtooda. (ALLOOW ADDUUN & AAKHIRADEENABA WANAAJI. YAA RABBI).
HOOS GALI EMAILKAGA LA SOCO QISOOYINKA CUSUB AAN SOO GALIYO:


WALAAL SAXIBADAA LA WADAAG QISADAAN HAKA FAAIDEYSTAANE.

1 comment:

  1. masha allah waa qiso yar oo faa ido badan xambarsan jazzaka Allah

    ReplyDelete

QISOOYINKAN KALENA AQRISO:
  • QISO CAJIIB AH.  Laba Nin oo Safar ah ayaa waxay u Fariisteen Qado, mid wuxuu Watay 5xabo oo Rooti ah, kan kalana wuxuu watay.........
    26.09.2013 - 0 Comments
    QISO CAJIIB AH.Laba Nin oo Safar ah ayaa waxay u Fariisteen Qado, mid wuxuu Watay 5xabo oo Rooti ah, kan…
  • NABIGA SCW WAXUU YIRI: "SADAQADA KU DAAWEEYA BUKAANKIINA".
    01.01.2015 - 0 Comments
    Qisadan layaabka badan, ayaan ka dhaadhacayn qof nabi Muxammad (Naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaatee)…
  • Qiso cajiib ah.ALLOOW JISMIGEENA NAARTA KA BAD-BAADI, YAA RABBI
    12.11.2013 - 0 Comments
    QISO CAJIIB AH. Nin Dadkii Saalixiinta ka mid ahaa ayaa wuxuu yiri:- Waxaan soo galay Masar waxaan arkay Nin…
  • Qiso kusabsan wiil indhahiisa xifdiyey iyo sida Allah swt u karaameey wiilkaas.
    06.08.2013 - 0 Comments
    waxa lawariyay wiil udhashay wadanka maqrib (Morooko) oo muslim ah, wuxu aaha faqiir wuxu kunoolaa ameerika,…
  • Qiso Jaceyl oo murugo badan.
    28.11.2015 - 0 Comments
    (function(d, s, id) { var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0]; if (d.getElementById(id)) return; js =…