Thursday, August 15, 2013

Qiso: Dood yaableh oo dhexmartay, nin muslim ah iyo nin masiix ah.

Nin Masiixi ah ayaa waxa uu gurigiisa ku casuumay nin muslim ah, oo ay aqoon guud ay ka dhaxeysay.
Masiixigii ayaa soo qabtay canab, waxa uuna u keenay Muslimkii. Muslimkii ayaa cunabkii cunay.. Waxyar ka dib, hadana waxa uu u keenay, khamri.
Muslimkii ayaa yiri: Xaaram waye khamriga, mana ii banaano in aan cabo.
Masiixigii ayaa yiri: Alla maxaan idinla yaabay, dadkiinan Muslimiinta ah,  Canab ayaan kuu keenay, waadna cuntay, qamro canab laga sameeyeyna waad diiday oo waxaa tiri waa xaaram, ee bal, Sidey ku dhacday bal ii fasir.?
Muslimkii ayaa ninkii ku yiri: NAAG MAKUU JOOGTAA??
Masiixigii ayaa yiri: HAA, WAANA UU U YEERAY NAAGTIISA?
Muslimkii ayaa hadana weydiiyey Masiixigii: GABAR MAKUU JOOGTAA??
Masiixigii ayaa yiri: HAA, WUUNA U YEERAY AYADANA.
Muslimkii ayaa yiri:
BAL II SHEEG SABABTA ILAAHAY TAN KUUGU BANEEYEY(NAAGTA), LAKINSE TANKALE(GABADHA), KAAGA XAARANTIMEEYEY, AYADOO SIDAAD OGTAHAY, GABADHU AY KA TIMID HOOYADA??????
Masiixigii ayaa sidaas ku ISLAAMAY waxa uuna qirtay toowxiidka..
Qisadaan waxaan ka faa,idnay, in aad maskax adeegsato marka aad dadka diintan wanaagsan aad u sharaxeysid.

No comments:

Post a Comment

QISOOYINKAN KALENA AQRISO:
  • QISO CAJIIB AH OO IIMAANKA KUU SIYAADINAYSO INSHA ALLAH.
    02.12.2015 - 0 Comments
    booqo http://www.daarusalaam.com/ kaaqriso qisooyin diini ah.Dadka alle waxaa kamid ah kuwa heerkaan…
  • Qiso: Xanuunka Jaceylka Qurbaha QEBTA KOOWAAD.
    28.11.2015 - 0 Comments
    Xanuunka Jaceylka Qurbaha Qebta Koowaad.Faiza waa gabar somaliyeed. Waxeey ku dhalatay somalia, Intaa kadib…
  • Qiso Yar oo cajiib ah(Waxey ka dhacday Sweden).
    21.04.2014 - 0 Comments
    Qiso Yar oo cajiib ah.(waxey ka dhacday Sweden (Malmo).Waxaa meel Deggenaa Qoys heysta Diinta Kristaanka,…
  • Qiso ku sabsan hooyo macaan.
    12.05.2014 - 0 Comments
    Qofkii aanan Qiimeeynin Qiimaha Nolashiisa ay Hooyadiis ku leedahay Ma helo Asagana Qof Qiimeeya Qiimaha…
  • 15 CIQAABOOD OO SUGAYO QOFKA SALAADA KA TAGO.
    02.12.2015 - 0 Comments
    www.yarankahashiahmed.comka aqriso qisooyin iyo sheekooyin diini ah.Nabi MUXAMED (SCW) waxa uu yiri: Qofka ka…