Tuesday, August 13, 2013

Qiso cajiib ah: Hooyo ka heshay sida muslimiinta waalidkooda ula dhaqmaan, oo wiilkeedi masaajidka keentay.

QISO CAJIIB AH.

Masjid Ku Yaalo Dalka Fransiiska Ayaa Waxaa Yimid Wiil Cadaan Ah, Wuxuu u Yimid Imaamkii Masaajidka, Wuxuuna Ku Yiri:- Waxaan Rabaa Inaan Caruurta Muslimiinta Aan Wax La Barto!!, Imaamkii Ayaa Wuxuu Weydiiyey Aaway Waalidkaa? Cunugii Yaraa Ayaa Yiri Hooyadey Ayaa Ila Socoto Banaanka Ayay Taagantahay! Maadama Aysan Muslim eheen, Masjidka Ma aysan soo Galin.


 Imaamkii Ayaa U soo baxay Banaanka Wuxuu La Hadlay Islaantii, Wuxuuna Weydiiyey Sababta Ay Cunugeeda Masaajidka u Keentey? Isalaantii ayaa Waxay Tiri:-

Waxaan Leeyahay Deris Muslimiin Ah Caruurta Waalidkooda Mar Walba Gacanta Ayay ka Shumiyaan, Farxad ayaa ka Muuqato, Sidoo Kale Ma Arkin Muslim Waalidkiisa Ku Xareeyey Meelaha Dadka Waayeeladaa Geeyo, Ee Imaamow Cunugaan Wax ii Bar laga Yaabee in Sidii Caruurtiina oo Kale inuu Noqdo oo Uusan Igu Tuurin Meesha Waayeelada Lagu Xareeyo Markaan Duqoobo.
الا سلام دين الر حمه، الحمد الله علي نعمة الا سلام..

(ILAAHOOW DIINTAADA U GAR-GAAR, YAA RABBI).
HOOS GALI EMAILKAGA LA SOCO QISOOYINKA CUSUB AAN SOO GALIYO:


WALAAL SAXIBADAA LA WADAAG QISADAAN HAKA FAAIDEYSTAANE.

No comments:

Post a Comment

QISOOYINKAN KALENA AQRISO:
  • QAATUMADA WAANAGSAN: Sheeko cajiib ah
    02.10.2013 - 1 Comments
    QAATUMADA WAANAGSAN: Sheeko cajiib ah Maalin maalmaha ka mid ah ayaa nin wadaad ah oo gaarigiisa wato waxuu…
  • Qiso dhab ah: Waxey dhimatay ayadoo dhoola cadeyneysa.
    31.10.2015 - 0 Comments
    waa qiso ku socoto gabdhaha dhamaantood.waa qiso dhab ah mudana ina ku cibro qadano wa gabar adoo kale ah…
  • QISO YAR OO CAJIIB AH.(Janada Ayuu Galay Asagoon Hal Mar Sujuudin).
    25.07.2014 - 0 Comments
    QISO YAR OO CAJIIB AH.(Janada Ayuu Galay Asagoon Hal Mar Sujuudin).Waxaa Jiray Nin la Oran Jiray Camar Binu…
  • QISO DIINI AH OO MUDAN IN LAGU CIBRO QAATO:Labo dhalinyaro ah oo reer Madina ah ayaa waxey
    05.08.2013 - 0 Comments
    Qiso diini ah oo mudan in lagu cibro qaato:Labo dhalinyaro ah oo reer Madina ah ayaa waxey u dalxiis iyo…
  • Sheeko gaaban: Lamaane markaas aqal galay ayaa maalinkii koowaad ee arooskooda waxey ku heshiiyeen in aysan qofna albaabka ka furin.  Maalinkii koowaad waxaa yimid ninka waalidkiis......
    28.09.2013 - 0 Comments
    Sheeko:-Lamaane markaas aqal galay ayaa maalinkii koowaad ee arooskooda waxey ku heshiiyeen in aysan qofna…