Thursday, November 19, 2015

Waa kee Zowjka wanaagsan?

Sowjka Wanaagsan Waa Kan Had iyo Goor Sowjadiisa Garab Taagan..
Sowjka Wanaagsan Waa Kan Had iyo Goor Darensiiya Sowjadiisa Farxad..
Wuxuu La Qataa Waqtiyo Qurux Badan Oo Xusuus Leh.
Wuxuu Ka Dhigtaa Sowjadiisa Raaliyo iyo Mid Farxad Galisa..
Ma Dareento Sowjadiisa Cidlo iyo Culeys iyo Caajis Midna...
Caruurta Si Wada Jir Ah Ayee Uga Farxiyaan Ulana Ciyaraan..
Qalbiga Sowjadiisa Wuu Ka iLaalshaa Dhaawac iyo Murugo..
Guriga Ugama Dhigo Xabsi Ee Wuxuu Uga Dhigaa iftiin..
Wuxuu Ku Beraa Jaceyl iyo

Kal Gaceyl Aan Waligiis Dhamaan..
Markee U Dhasho iLmo Yar Wuxuu Siyaa Mudnaanta Sowjadiisa
Wuxuuna U Kol Koliyaa Si Naxariis Badan ...
Sowjka Wanaagsan Waa Kan Sowjadiisa Qalbigeeda Ku,
Beera Jaceyl iyo Naxariis & Kalsooni Aad U Badan.. Waxaa Raga rabaa Sowjka Wanagsan Waxaa Laga Rabaa
Sabar Dulqaad Adkeysi Xushmad Kalsooni Aaminad
Qadarin Xushmad Qancin
Jaceyl Naxariis

HOOS GALI EMAILKAGA LA SOCO QISOOYINKA CUSUB AAN SOO GALIYO:

WALAAL SAXIBADAA LA WADAAG QISADAAN HAKA FAAIDEYSTAANE.

No comments:

Post a Comment

QISOOYINKAN KALENA AQRISO: