Imaam Maalik Binu Anas RC, ayaa Wuxuu ku Riyooday Malakul Mowt oo Kor taagan, ka dib Wuxuu Weydiiyey: Waqtigeyga Meeqa ayaa ka Karay, Malakul Mowtki Shanta Farood ayuu u Ishaaray. ka dib Imaam Maalik Binu Anas Hurdadi markuu ka Toosay wuxuu ula tagey Riyadii inuu u Fasiro Riyo Fasirkii weynaa ee Maxamed Binu Siirin RC, wuxuuna ugu Fasiray Shantii Farood ee Malkul Mowtku Riyada Dhaxdeeda u Ishaaray inay tahay Shanta Qaybka ee ilahay uun Ogyahay مفاتيح الغيب, Cid kalena aan Ogaan Karin, wuxuuna ugu Fasiray Riyadii Aayadaan Quraanka ah:-
إِنَّ اللَّـهَ عِندَهُ عِلْمُ السَّاعَةِ وَيُنَزِّلُ الْغَيْثَ وَيَعْلَمُ مَا فِي الْأَرْحَامِ ۖ وَمَا تَدْرِي نَفْسٌ مَّاذَا تَكْسِبُ غَدًا ۖ وَمَا تَدْرِي نَفْسٌ بِأَيِّ أَرْضٍ تَمُوتُ ۚ إِنَّ اللَّـهَ عَلِيمٌ خَبِيرٌ ﴿سورة لقمان 34
oo Micnaheedu yahay:- Eebbe Agtiisa ayuu yahay Ogaanshaaha Sacadda Qiyaame iyo Roob Di'iddu, wuxuuna Ogyahay waxa Makaanka (Ilmo galeenka) ku sugan, Nafna ma Oga waxey Mudan doonto Berri, Nafna ma Oga Dhulka ay ku Dhiman doonto, Eebbe ayaa Og, kuna Xeel dheer.
Wabillaahi Towfiiq.
(ILAHOOW NAXRIISTAADA NA SII, YAA RABBI).
Sunday, March 29, 2015
Home
/
Qiso Cajiib ah.
/
Qiso Yar oo cajib ah.Imaam Maalik Binu Anas RC, ayaa Wuxuu ku Riyooday Malakul Mowt oo Kor taagan, ka dib ......
Qiso Yar oo cajib ah.Imaam Maalik Binu Anas RC, ayaa Wuxuu ku Riyooday Malakul Mowt oo Kor taagan, ka dib ......
Tags
# Qiso Cajiib ah.
About Ibrahim Hashi ahmed
WAA IBRAHIM HASHI AHMED OO KAGA MAHADCELINAYO BOOQASHADADA, WAXAA RAJEYNAYAA IN AAD QORAALKA WAXBADAN KA FAAIDAY, ASXAABTA LA WADAAG INSHA ALLAH.
Newer Article
Qiso Yar oo cajib ah.
Older Article
Qiso Qalbiga taabaneyso: Maxaan Ilmo u dhali la,nahay?
QISO YAR OO CAJIIB AH. MARWADII CAQLIGA BADNEED.Dec 24, 2015
Labels:
Qiso Cajiib ah.
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
QISOOYINKAN KALENA AQRISO:
- 02.12.2015 - 0 Commentsbooqo http://www.yarankahashiahmed.com/ kaaqriso qisooyin diini ah.Dadka alle waxaa kamid ah kuwa…
- 23.07.2013 - 0 CommentsNin ayaa maalin u yimid Rasuulka (scw) waxa uu yiri. Rasuul aloow waxa aan sameeyaa waxyaalo badan oo xun xun…
- 09.04.2014 - 0 CommentsQISO CAJIIB AH.Waxaa laga wariyey Mansuur Ibnu Camaar, Inuu yiri waxaan baxay Habeen, Anigoo u maleeyey inuu…
- 26.11.2015 - 0 CommentsQiso: Alle Dartiis waxaad uga tagtid Rabi waxa uu kugu Badala Shay ka kheyr badan.Alle Dartiis waxaad uga…
- 23.05.2013 - 0 CommentsWaa Qiso cajiib ah nin aya Wuxu yiri habeen Ayaan rerkayga hilib u doonay kadib hilibki asago wada oo u socda…
No comments:
Post a Comment