Sunday, January 17, 2016

Qiso iimaanka kuu siyaadineyso: Wiilyahaw yaa ku damiinanayo?

12:36 AM 3
Qiso iimaanka kuu siyaadineyso: Wiilyahaw yaa ku damiinanayo?
Waqtigii Cumar Binu Al-Khadaab RC, uu Xukunka Islaamka haayey, ayaa Saddex Qof waxey hor keeneen Cumar binu Khadaab Nin Dhalinyaro ah, waxey ku yIiraahdeen:- Cumaroow Ninkaan waxaan Rabnaa inaad noo Qisaasto waxa uu Diley Aabaheen. Cumar baa Ninkii wuxuu ku yiri:- Maxaad u Dishey Aabahooda?. Ninkii wuxuu yiri:- Waxaan ahey Nin Geel Jire ah oo Geel iyo Ari ayaan meel Daajinayey, Neef Geel ah oo ka mid ah Kuweyga ayaa waxaa uu Daaqey Geed ku yaal Dhul uu...

Friday, January 15, 2016

Film gaaban: Jooji Cunsurinimada.

9:47 PM 1
Film gaaban: Jooji Cunsurinimada.
Film dadka looga wacyi galinayo xumaanta cunsurinimada oo ay sameysay haweeney la yirahdo, Nancy Spetsioti ayaa waxuu ku bilaabanayaa qol lagu sugo daqtarka, Gabar la yirahdo Anna ayaa soo ag fariisaneyso wiil la yirahdo Jafar, waalidkeedi oo la socday baa gabadhi ka dheereynayan Jacfar, waxyar ka dib doctorki ayaa u yeeraya oo waalidki usheegayo qofka uu yahay Jacfar, yaab iyo indho taag baa ka soo harayo waalidki cunsuriyiinti ahaa.(adsbygoogle = window.adsbygoogle...

Tuesday, January 12, 2016

QISO YAR OO CAJIIB AH: habeen kasta waxaan ku riyoodaa nabiga scw

7:32 AM 1
QISO YAR OO CAJIIB AH: habeen kasta waxaan ku riyoodaa nabiga scw
Sheekh Maxamed Xassaan wuxuu yiri: waxaa leey keenay Gabar yar oo 14jir ah, mfvkvfm9858waxayna igu tiri:- Habeen kasta waxaan ku Riyoodaa Nabi Muxamed CSW, ka dib waxaan ka Wareystay Sifaadka Rasuulka CSW, uu lahaa, Walaahi Dhammaan wey ii Sifaysay, waliba iyada oon Hal Sifo ka Tegin, Subhanalah ka dib waxaan ku iri:- Gabar yahay maxaad Sameysaa?, waxay igu tiri: Shanta Salaadood ayaan Xifdiyaa, Waqtigoodana ilaaliyaa, markaas ayaan ku iri:- Maxaa intaas kuu...

QISO YAR OO CAJIIB AH. (Fadligga ay Leedahay Run Sheegidda).

6:39 AM 0
QISO YAR OO CAJIIB AH. (Fadligga ay Leedahay Run Sheegidda).
Sheikh Cadbdulqaadir Jeylaani oo Caalim Carbeed ah ayaa isagoo Cilmi Raadis ahaa u Baxay Bagdaad (Caasimadda Dalka Ciraaq), markuu Baxaayey Hooyadiisa waxey siisay 40 Diinaar, iyadoo kula Balantay inuu Runta sheego wax kasta haku Dhaco uusan marnaba Been Sheegin.ka dib waxaa dhacay isagoo Maraaya Tuulada Hamdan, waxaa Wadaada u galay Niman Tuugo ah, ka dib waxey ka Qaateen Dhamaan wixiii ay wateen iyo Kooxdii ay ku socdeen, ka dib waxaa u yimid Nin ka tirsanaa...

Monday, January 11, 2016

ISKU TARBIYEE 20KAN SIFOOD SI AAD U NOQOTID QOF LA JECELYAHAY.

9:36 PM 0
ISKU TARBIYEE 20KAN SIFOOD SI AAD U NOQOTID QOF LA JECELYAHAY.
Hamoodin qofku inuu soo dhasho isagoo la tixgaliyo ama la jeclyahay. Laakiin waa wax la kasbado lana gaadho marka la maro dadaal iyo daal badan.Ma rabtaa inaad noqoto qof la tixgaliyo oo la jecelyahay, hadaba isku tarbiyee sifooyinkan 20ka ah:(adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); 1. Badi dhoola cadaynta,waji furnaanta muusoodka(dhoola cadeyn)2. Si run iyo daacadnimo ku jirto u amaan qofkii u qalma adigoo ka madhan laba wajiilanimada, soo jiidasho...

Sunday, January 10, 2016

Qiso Jacayl oo faaido badan: waxuu yiri, xaaskeeygiyeey waa ku jeclahay kumana furayo.

1:22 PM 1
Qiso Jacayl oo faaido badan: waxuu yiri, xaaskeeygiyeey waa ku jeclahay kumana furayo.
Yaasir wuxuu ku soonoqday Gurigiisa sida caadada u eheed kadib Waqti dheer oo uu ku soo qaatay Shaqadiisa iyo xafiiskiisa,waxaana guriga albaabkiisa kafurtay Maryama oo aheed Xaaskiisa,iyadoo aad u careysan waxaana meeshii ka biloowday dood iyo muran aad u xun.sida caadiga ah qooys waliba wuu dhexmaraa qilaaf mana ahan mid ku cusub Yaasir iyo xaaskiisa in dood iyo muran dhaxmaro,balse maanta si xad dhaaf ah ayeey u doodeen,ilaa markii danbe maryama ay yaasir...

Mucjiso La Yaab Leh: Gabadh Iyada Oo Yuhuudiyad Ah Masaajid Gashay, Kana Soo Baxday Iyada Oo Muslim Ah.

5:17 AM 0
Mucjiso La Yaab Leh: Gabadh Iyada Oo Yuhuudiyad Ah Masaajid Gashay, Kana Soo Baxday Iyada Oo Muslim Ah.
Faadumo waa gabadh u dhalatay dalka mexico oo 28 jir ah waxay ku soo barbaartay family yahuud ah iyo mujtamac yahuud ah, waxay ka waramaysa qisadii ay ku islaamtay.RAADINTA XAQIIQDAiyadoo ka waramaysa qisadeeda waxay tidhi: Afar sanno ka hor waxay nolashayda ku sugnayd jawhareer badan waxaana igu wareegayey su’aalo badan taasoo u baahan si laga jawaabi lahaa, oo aan ka waayey jawaabahooda diinta yahuuda iyo diinta masiixiga iga biinaya fikirka iyo werwerka...

Saturday, January 9, 2016

Madaxwayne Xasan Shiiq oo Rigoore Tuuray kadib markii Seeriga loo yeeriyay

5:24 AM 0
Madaxwayne Xasan Shiiq oo Rigoore Tuuray kadib markii Seeriga loo yeeriyay
(function(d, s, id) { var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0]; if (d.getElementById(id)) return; js = d.createElement(s); js.id = id; js.src = "//connect.facebook.net/en_US/sdk.js#xfbml=1&version=v2.3"; fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);}(document, 'script', 'facebook-jssdk'));Madaxwayne Xasan Shiiq oo Rigoore Tuuray kadib markii Seeriga loo yeeriyay .Posted by Salmaan Jamal on Saturday, January 9, 2...

Friday, January 8, 2016

Qiso Dhagartii enternetka: Mustaqbalkeygi buu ku cayaaray, Allow ii dambi dhaaf.

8:43 AM 0
Qiso Dhagartii enternetka: Mustaqbalkeygi buu ku cayaaray, Allow ii dambi dhaaf.
Waa qiso runtii aad u xanuun badan oo mudan in lagu cibra qaato qaasatan markaan fiirinno sida dadkeenna Soomaalida ah ugu bateen adeegsiga Internet-ka, waxaan jecleysanay inaan idiin soo tarjunno qisadan oo ku dhacday gabar dhowrsan oo aheyd xaas cusub.Waxay ku billowday sheekada:Waxey tiri Walaalayaal waxaan idiin soo gudbinayaa qisadan oo dhab ahaan aad ii taabatay, waxaa bur-buray mustaqbalkeyga, waxaa dumay gurigeygi, waxaa kala tagnay ninkkeygi,...

Saturday, January 2, 2016

QISADII SACIID BIN AL-MUSAYIB. Saciid waxa uu ahaa mid kamida culimadii diinta ugu caansanayd xilligii banii Umayah dowladda Islaamka u talinayeen:

4:44 AM 0
QISADII SACIID BIN AL-MUSAYIB. Saciid waxa uu ahaa mid kamida culimadii diinta ugu caansanayd xilligii banii Umayah dowladda Islaamka u talinayeen:
QISADII SACIID BIN AL-MUSAYIBSaciid waxa uu ahaa mid kamida culimadii diinta ugu caansanayd xilligii banii Umayah dowladda Islaamka u talinayeen: Saciid ardadiisa waxaa kamid ahaa nin la oran jiray Cabdullaahi bin Abii-widaacah. C/Laahi dhawr maalmood buu dersiga ka maqnaaday, sheekhuna ardada ka dhex tebay. Maalintii dambe kolkii loo sheegay in sheekhu doondoonayey buu u yimid. Markuu salaamay buu sheekhu weydiiyey halkuu maalmahan ku maqnaa. “Xaaska ayaa...

Friday, January 1, 2016

Qiso lagu cibro Qaato: Xaqiiqada Hadey ka qarsoonaatay Makhluuqa ,ILAAHA Khaaliqa ah ka qarsoonaanmeyso.

8:02 AM 0
Qiso lagu cibro Qaato: Xaqiiqada Hadey ka qarsoonaatay Makhluuqa ,ILAAHA Khaaliqa ah ka qarsoonaanmeyso.
Haweeneey Ayaa Oday Lahayd, 5 sano ayuu qabay, Waxaa La dhihi Jiray magaceeda Daaril , wax Ilmo ah umeysan dhalin , Waxee ku fikireysay Malinka ay noqon doonto Hooyo ee Ilmo yeelan doonto , Illahay ayee Baryi Jirtay Subxanahu watacalaa Inuu walad saalix ah Siiyo..In Badan ayee duceysan jirtay oo oran jirtay Illahayow Walad salix ah i sii. aad bee u ooyn jirtay waxee ku fikiri Jirtay Maalinta ee hooyo Noqon doonto Ilmo yar arki doonto.. Haweeyneydii waxee iska...

Wednesday, December 30, 2015

HA U RAACIN CULIMADA SI INDHO LA'AAN AH.Waa shaki la'aan in culimadu yihiin kuwa ambiyada ka dhaxla cilmiga diinta oo way mudan yihiin in lagu ixtiraamo taas sida diintaba tirtirsiisay,

9:07 PM 0
HA U RAACIN CULIMADA SI INDHO LA'AAN AH.Waa shaki la'aan in culimadu yihiin kuwa ambiyada ka dhaxla cilmiga diinta oo way mudan yihiin in lagu ixtiraamo taas sida diintaba tirtirsiisay,
Waa shaki la'aan in culimadu yihiin kuwa ambiyada ka dhaxla cilmiga diinta oo way mudan yihiin in lagu ixtiraamo taas sida diintaba tirtirsiisay,Laakiin isla marka layslo ogolaado taas ayaa misana waxaa mudan in laysla qiro inaysan sidii ambiyadii macsuumiin la ilaaliyay aysan ahayn . Culimadu Waa bashar iyo bani aadam kula mid ah oo uu khalad iyo sawaab ka dhici karo. Waxa kale oo iyana in la ogaado mudan in maalin kaliya aan ilaahay adoomadiisa amrin in...

SU'AAL SOO ISLAMISAY KIRISHTAAN BADAN:yiri:- ii Sheeg:- 1) Hal (waaxid) aan Laba noqonin? Labo aan Sadex Noqonin? Sadex aan Afar Noqonin? Afar aan Shan noqonin? 5) Shan aan Lix Noqonin? 6) Lix aan Todoba noqonin?

5:10 AM 0
SU'AAL SOO ISLAMISAY KIRISHTAAN BADAN:yiri:- ii Sheeg:- 1) Hal (waaxid) aan Laba noqonin? Labo aan Sadex Noqonin? Sadex aan Afar Noqonin? Afar aan Shan noqonin? 5) Shan aan Lix Noqonin? 6) Lix aan Todoba noqonin?
Sheekh Caalim ahaa oo la oran jiray Abuyazid Albasdhami, ayaa Maqlay Habeen, qaylada kuwa Kirishtan ah oo Kaniisada ka dhex Qaylinaya, wuuna u Galay, kadibna wuu Dhex Fariistay, isagoo u Malaynaya inayna Garan doonin.Baada...rigii Kaniisaduna markuu Hadal is yirina Sheekhii buu arkay, wuxuuna yiri :- Ma Hadlayo ilaa aad inaga Dhex saartaan Ninkaas Muslimka ah. Waxayna weydiiyeen:- Sidee ku Ogaatay inuu Muslim yahay? Wuxuuna yiri:- Muslimiinta Wajigooda waxaa...

Tuesday, December 29, 2015

Qiso Xanuun badan: Wiilkeeygiyoow ha iga Tegin oo Guriga ila joog. Hooyo aragaaga baa Wehel iyo Il qawoobsi ii ah. Hooyo waan ku Jeclahay ha iga Dheeraan...

10:21 AM 0
Qiso Xanuun badan: Wiilkeeygiyoow ha iga Tegin oo Guriga ila joog. Hooyo aragaaga baa Wehel iyo Il qawoobsi ii ah. Hooyo waan ku Jeclahay ha iga Dheeraan...
Qisadaan waxaan ka sheekeynaaya Wiilkii Qisadan laKulmay, wuxuuna Hadalkiisa ku Bilaabay Sidatan:-Waxaan la Degnaa Hooyadeey ilaa aan gaaray 20 jir.Markaan 20 jiray baan ka Guuray Guriga Hooyadeey,markaan Guurayey waxeey Hooyo igu laheyd,Wiilkeeygiyoow ha iga Tegin oo Guriga ila joog. Hooyo aragaaga baa Wehel iyo Il qawoobsi ii ah.Hooyo waan ku Jeclahay ha iga Dheeraan. Anigahadalkeeda ma aanan Dhageysan, waxaana uHeestay iney iga Horjoogto wax walbo oo aanJeclahay.Waxaan...

Sunday, December 27, 2015

Qiso: markey Dhibaato ku Heysato suuradahan Akhriso, Cidna Wax kaa Qaadimeyso oo Ilaah ayaa kaa Bad-baadinaayo.

12:51 AM 0
Qiso: markey Dhibaato ku Heysato suuradahan Akhriso, Cidna Wax kaa Qaadimeyso oo Ilaah ayaa kaa Bad-baadinaayo.
QISO YAR OO CAJIIB AH.Gabar yar oo Dhalinyar ah ayaa ka soo Rawaxday Dugsi ay Dhigan jirtay, ka dib ayaa waxey Ag Istaagtay Baabuur meesha taagnaa, laakiin waxaa ka soo Degay Nin, Dabadeed intuu Gabadhii yareed Xambaray ayuu Sunduuqa Dambe ee Baabuurka ku Riday, si uu ula Baxsado, markuu Gurigiisii yimid ee uu Maagay Sanduuqa Furm wuu u Furmi waayey, Ninkii si walba ayuu isku dayey wuu u Furmi waayey, intaas ka dib waxaa la Gaaray Xilligii Aadaanka Salaada...
Page 1 of 3412334Next
QISOOYINKAN KALENA AQRISO:
  • Qiso cajiib ah oo diini ah: Ninkii 70 sano ALLAH caabudayey, oo 7 maalmood ka awood badnaatay.
    30.11.2015 - 0 Comments
    booqo www.daarusalaam.comka aqriso qisooyin iyo sheekooyin diini ahQiso cajiib ah oo diini ah "Fadlan"…
  • QISO WIIL DHALINYARO AH OO KUdhacday
    13.05.2014 - 0 Comments
    Waa wiil dhalin yara ah, Da’diisuna ay tahay 20 Sano jir waxa uu ahaa mid ku Da’daalo Salaadaha gaar ahaan…
  • QISO CAJIIB BADAN MARKAAD AQRISO KAA OOHIN DOONTO
    30.11.2015 - 0 Comments
    booqo www.daarusalaam.com ka aqriso qisooyindiini ah,iyo sheekooyin xiiso badanAslaamu Calaykum…
  • QISO YAR OO CAJIIB AH.(Janada Ayuu Galay Asagoon Hal Mar Sujuudin).
    25.07.2014 - 0 Comments
    QISO YAR OO CAJIIB AH. (Janada Ayuu Galay Asagoon Hal Mar Sujuudin). Waxaa Jiray Nin la Oran Jiray Camar…
  • Qiso Cajiib Ah; Gabadh Illaah Hanunshay & Wiil Xumaan La doonayay oo Isna ay Hanuunkiisa iyadu Sabab u Noqotay.
    29.04.2014 - 0 Comments
    Qisadan waxa ka sheekaynaya Wiilka Ay ku dhacday. Wuxuuna yiri: Waxaan Ahaa Mid Aanan tukan salaadda,…